English to Somali: Additions APR_26_2017_so General field: Medical Detailed field: Medical (general) | |
Source text - English f possible, avoid using with other medicines that can cause dizziness or drowsiness. These include allergy/cold products, muscle relaxers, sleep aids, and pain relievers. | Translation - Somali Haday suuragal tahay, kadheeroow inaad daawooyin kale laqaadato kuwaasoo keeni kara caajis iyo dawakhsanaan. Daawooyinkaas waxaa kamida kuwa alarjiga/qabowga, kuwa murqaha dajiya, kuwa hurdada, iyo xanuun baabi'iyaasha. |