Working languages:
English to Somali
Somali to English

Availability today:
Availability not set

September 2017
SMTWTFS
     12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930

abdelazizma
Native Somali translator you can trust

Nairobi, Nairobi Area, Kenya
Local time: 08:01 EAT (GMT+3)

Native in: Somali Native in Somali
  • PayPal accepted
  • Send message through ProZ.com Yahoo IM
Feedback from
clients and colleagues

on Willingness to Work Again info
9 positive entries
  Display standardized information
About me
Hello,

I am delighted to be part of the wider translation community on this forum. I am a professional translator and proofreader with more than six years of experience. I have an excellent command of converting Somali language into English and vice versa. My job is to ensure translated/proofread versions have the same meaning as the original source. My work characterizes accuracy, creativity and meeting deadlines. I am specialized in general, scientific, commercial, legal and technical documents. I hold graduate and undergraduate degrees in Business, Project Management and International Development. I also have strong IT and written and oral communication skills. I translation applications such as MemoQ and have operating knowledge of Microsoft Office applications. My interests include politics, business, information technology, international development, social research, statistics and data analytics.

I look forward to working with all of you.
___________________________________________________________________________

Salaam,

Waxa aan ku faraxsanahay in aan qeyb ka ahaado bulsho weynta tarjumaadda ee bartan ku sugan. Anigu waxa aan ahay nin leh xirfad turjumaannimo iyo sixid ama hubin lehna khibrad ka badan lix sanadood. Waxa aan ahay nin ku wanaagsan isku tarjumidda luqadda Soomaaliga iyo midda Ingiriiska. Hawshaydu waxa ay tahay in aan hubiyo shaqada la tarjumay/la hubiyey ama la saxay in ay leedahay isla micnihii ama ujeeddadii luuqadda asalka. Shaqadeydu waxa ay leedahay tilmaamo hubanti, hal-abuur iyo dib-u-dhac la’aan. Waxa aan si gaar ah ugu wanaagsanahay tarjumaadda guud, saayniska, ganacsiga iyo dhaqaalaha, sharciga iyo dukumeentiyada farsamo. Waxa aan haystaa shahaadooyinka jaamacadaha dhanka Ganacsiga, Maareynta Mashaariicda iyo Horumarinta Caalamiga. Waxa kaloo aan leeyahay khibrado dhanka arrimaha tiknoolojiyada iyo xiriirka heer hadal iyo qoraal. Waxa aan isticmaalaa borograamyada loo isticmaalo tarjumaadda sida MemoQ, waxa kaloo aan khibrad shaqo u leeyahay borograamyada Mircrosoft. Waxyaabaha aan daneeyo waxa ka mid ah siyaasadda, ganacsiga, arrimaha tiknoolojiyada, horumarinta caalamiga, cilmi-baarista bulsho, staatiistikada iyo lafaguridda xogaha.

Waxaan rajeynayaa inaan wada shaqeyn la yeesho dhamaan bahda.
This user has earned KudoZ points by helping other translators with PRO-level terms. Click point total(s) to see term translations provided.

Total pts earned: 4
(All PRO level)



See all points earned >
Keywords: somali, english, translation, editing, proofreading, general





More translators and interpreters: English to Somali - Somali to English   More language pairs



Your current localization setting

English

Select a language

All of ProZ.com
  • All of ProZ.com
  • Term search
  • Jobs
  • Forums
  • Multiple search